(Sawirro) Qabashada araajida Musharaxiinta guddoonka Baarlamanka Galmudug oo bilaabatay

Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Galmudug ayaa Maanta ka bilaabay magaalada Dhuusamareeb qabashada araajida musharaxiinta u taagan gudoonka baarlamanka Galmudug iyo ku-xigeenadiisa. Guddiga ayaa maanta ka guddoomey araajida 3 musharax oo kala ah Maxamed Nuur Gacal & Abdinaasir Aadan Cusmaan & Cabdulalahi Axmed Calasow kuwaasoo isku soo sharaxay xilka guddoomiyaha Baarlamanka Galmudug. Sidoo kale waxaa araajidooda … Continue reading (Sawirro) Qabashada araajida Musharaxiinta guddoonka Baarlamanka Galmudug oo bilaabatay